Wasiir shaaciyey inuu xilka iska casilay & Xog ku aadan sababta iscasilaadiisa

Wasiirkii horumarinta degaanka ee maamulka Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa ku dhawaaqay inuu iscasilay. Wasiirka ayaan faahfaahin ka bixin sababta rasmiga ah ee uu shaqada iskaga casilay balse warar qaar ayaa sheegaya in sababaha uu isku casilay ay ka qeyb ka tahay Khilaaf soo gala dhex galay isaga iyo Madaxweyne Gaas. Dr. Cali C/llaahi … Continue reading Wasiir shaaciyey inuu xilka iska casilay & Xog ku aadan sababta iscasilaadiisa